Wadooyinka ay maraan hackers si ay u jabsadaan shabakadaha ama computerada ama aaladaha

CEH phases

Ka soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta shirkada ku jirta Waxaa la maraa 5 wado si aad ugu guuleysato howgalkaada

  1. Reconnaissance

Wajigaani Waxaa loo yaqaanaa wajiga isdiyaarinta waa halka hacker ka uu ku aruuriyo warbixin kasta oo ku saabsan target kiisa ama waxa uu doonayo in uu u dhaco ka hor inta uusan weerarka ku qaadin waxaad ogaaneysaa meelaha uu daciifka ka yahay iyo waxa uu isticmaalayo ee uu iskaga ilaalinaayo hackers ka

Mid ka mid ah warbixinaha muhiimka Ah Waa in aad heshaa username ama password si aad u ogaato habka ay u shaqeeyaan companigaan ama qofkaan aad dooneyso in aad u dhacdo

Si aad u ogaato habka ay u shaqeeyaan ama aad ogaato waqtiyada la isticmaalo computer kaan iyo Waqtiyada aan la isticmaalin

Waxaa jirto wado Midaan ku xigto oo lagu magacaabo foot-printing

Wajigaan waxaad diyaarsaneysaa wixii aad isku qarin la heyd sidiii aad u heli la heyd ip adress ka iyo in aad ogaato meelaha uu daciifka ka yahay

Ugu dambeytiii Waxaa laga rabaa in aad sawirato diagram aad raacdo

Leave feedback about this

  • Quality
  • Price
  • Service
Choose Image