Riyadu waa waxa qofka gidihiiisa uu ka arko waa waxa aad sawarato markii aad kaligaa tahay misana naftaada ay jeceshahay in aad ka fikirto Waxaa dhacda marmarka qaar in aad kaligaa sheekeesato adoo sawiranayo Muuqaal qayaali ah riyada Waxaa kaloo ay noqotaa waxa aad jeceshay in aad xaqiijiso waxaan isla eegeynaa wadooyin kuu suura galinaayo in aad xaqiijiso riyadaaada
wadada 1aad Waa in aad u dhaqaaqdo jihada ay kaa xigto riyadaaasi tusaale hadiii ay riyadaada tahay in aad ganacsado noqoto maanta biloow ganacsiga ama ka soo qaad in aad rabto in aad guri iibsato waxaad sameysaa saving adoo lacag meel dhigayo
2aad waxaad is waa fajisaa shaqadaada iyo wadada aad ku gaareyso riyadaada tusaale hadii ay riyadaada tahay dhaqtarnimo ama engineer nimo waxaad ka shaqeysaa shaqooyinka kuu suura galinaayo in aad gaarto riyadaaada
3 baro riyadaada qofka waxa uu rabo in uu xaqiijiyo waa uu bartaa aqoon ayuu u yeeshtaa
Leave feedback about this