Mishiin aadame-u-eke ah (Robot) ayaa 24 kii Julaay

  • by
  • August 16, 2022

Mishiin aadame-u-eke ah (Robot) ayaa 24 kii Julaay, wiil 7 sanno jir ah oo shax la ciyaarayey far ka jebiyey.

Mishiin aadame-u-eke ah (Robot) ayaa 24 kii Julaay, wiil 7 sanno jir ah oo shax la ciyaarayey far ka jebiyey. Waxaa sidaas wakaaladda wararka Ruushka ee Tass u caddeeyey Sergey Lazarev oo ah madaxweynaha xidhiidhka ciyaarta shaxda ee dalkaas.

Sheekada maanta