Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaaga
In uu noqdo facebook account kaaga mid si fudud loo jabsan karo Waxaa ka qeeb qaato password ka aad isticmaaleyso hadiii ay dhacdo in aad isticmaasho password daciif Ah ama mid la wada yaqaano sida hooyo1234567 dayacada dhankaada ayey ka timid Waxaa Wanaagsan in aad isticmaasho password ka kooban xarfa Waa weyn iyo kuwa yar yar iyo calaamado sida [email protected]&);: password noocyadaan ah Waa ay adagtahay in la qayaaaso
sidee loo jabsadaaa facebook account
Waxaa la isticmaalaa tools ku dhisan operating system loogu talagalay penetration and testing oo lagu magacaabo kali Linux ama patriot iOS Waxaa la isticmaaalaa nadaam lagu magacaabo fishing oo ah in laguu soo diro link u eg facebook link misana aad u ma leyso facebook website oo aad galiso username kaagiii iyo password kiisa qofkiii link kiga kuu soo diray waxa uu arkayaa username kaaga iyo password kaagiii adoo dareemin ayuu si fudud ku furanaa account kaagii
Leave feedback about this