Skip to content

shirkada facebook waxa ay dhageesan doontaa codadka aad duubtay

shirkada facebook waxa ay lacag ku bixisay oo ay hashiis la gashay shirkad si gooni ah loo leeyahay midaa oo dhageesan doonto codadka dadka isticmaala messangerka ay iskugu diraan barahoooda sida ay ku soo warameyso Bloomberg

Bloomberg waxa ay tiri heshiiskani facebook la gashay shirkadani dhageesan doonto codka laguma sheegin waxa loo isticmaaali doono codkani

heshiiska waxaa lagu sheegay in la dhageesto codadka dadka ay isku diraan iyo sheekooyinka hasaaawaha ah

Bloomberg waxa ay gadaal ka ogoatay in facebook ay dooneyso in codadkani u isticmaaasho systems keeda sida joogtada ah u garta codadka in ay ku tijaabiso

si kastaba ha ahaata arintu ee dadka qaaar ayaa leh isbuuc ka hor ayey joojisay barnaaamijkani lkn lama hubi in la joojiyay iyo in kale

waxaa barnaamijyadani horay u isticmaalay shirkadaha google amazon iyo iphone

google waxa ay sheegtay in ay joojisay halka shirkada amazon ay tiri waxa aan siinaa qofka kala doorisiin in uu ogolaafo iyo in uu iska xiro

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top