Inta badan dadka markii ay isticmaalayaan barahooda bulshada waxa ay username ka dhigtaan number kooda sidoo kale waxaa dhacda in ay password ka dhigtaan isla number kooda oo wax yar laga badalay xaqiiqdii ma ogo in la joogo duni ay sahlantahay in la qayaaso qofka numbar sireedkiisa ayada oo la isticmaalayo operating system loogu tala galay dhaxgalista iyo tijaabista midka oo lagu magacaabo kali linux
waxa aad ka sii isticmaali kartaa hydra ama Ophcrack markaa waxaa sahlanaaneyso in si fudud loo helo xogtaada dadka qaar ayaa isleh ani xogteyda maxaa lagu falaa
xogtaada waxaa laga iibinayaa shirkadaha xayasiinta sameeyo ku waa adeegsanaayo si ay kugu soo gudbinaayo alaabta ama adeega ay iibiyaan
sidee ugu taxadari kartaa in aan loo dhicin barahaada bulshada
- hadii ay dhacdo in aad isticmaasho in aad ka dhigato username kaada numberkaada waxaad ka badashaa in uu noqdo numberkaada sirta ah
- waxaad isticmaashaa number sireed ka koobar xarfo calaamado iyo 8 jifir oo number ah
- waxaad isticmaashaa two factor authentication hadii ay noqoto ha ahaado in code kuu soo dhaco markii la isku dayo in la isticmaalo barahaada bulshada
Leave feedback about this