in badan waxaa dhacda in aad aragto baryahani dhalanyaro badan oo sheegaya in shirkad aan laga raneynin dhacday hantidooda ayagoo markii hore u diray lacagta si aan ka fiirsi la heyn,
maxaa sababay in arimahaani dhacaan?
waxa ugu weyn ee sababa in ay arimahaani soo laablaabtaan waa in aad aragto qof aad saaxiib la tahay oo ku dhaho waxaan maal gishtay website ka shaqeeyo lacagaha cryptocurrencies ka wali waxa uu kaa dhaadhicinayaa in aad maal gashato hadii aad weydiiso ma taqana waxa uu ku leeyahay waa shirkad caan ah xarunteeda waxa ay ku taalaa london inta uu kuu sheegaayo waxa uu ka soo aqriyay website kooda ma hubin in ay run tahay iyo in kale
waxa ugu weyn ee cadeyn u ah dadka somaliyeed waa hal su´aal oo ah waligaa lacag ma ka heshay ?
waxa uu kugu jawaabayaa bishii 3aad ayaan lacag ka qaadanayaa mar hadii uu intaa maqlo waxa uu sameynayaa qofkii kale in uu lacag raadiyo si uu u gishto meeshaas saaxiibkii ku jiro asaga wax hubin ah ma sameynayo waxa uu ku kalsoonaaday sxbkii shirkadii tuugada aheyd waxa ay sameeneysaa in in ay lacag siiso bisha koowaad dadka ugu horeeyo si ay u keenaan dad kale markii ay dad badan ku xirmaan waxaa meesha ka baxaayo shirkadii markaas ayuu waaga u baryayaa dhalintii
Leave feedback about this