xaqiiqdii hadii aad weydiiso suashani waalidkeen ama qaraabadeena waxa ay ku dhahayaan maya suura gal ma han lkn waxaa jira dad yar ku waa oo ku dhahaayo haa waa suura gal waayo wax barashada waxaa loo qeybiyaa laba qeybood qeyb waxaa waajib ah in aad barato hadii aad baran weysana waad ku naar tageysaa oo barashadeeda waa cibaado qeybtaas waa waxbarashada diiniga ah
waxbarashada maadiga ah waa tijaabooyin laga dhaxlay dadka tijaabooyinkaas ayaana waxaa lagu soo koobay qoraal ahaan markaas ayaa waxaa lagu darsaday fikrada badan ku waa oo intooda badan aheyn aqoon
waxaa la sheegaa in schooling system ka ay dajiyeen dad hadafkooda ahaa in ay helaan man power shaqaala jaban ku waa oo ka shaqeeyo warshadaha
xiligii kacaanka warshadaha dadka waxa ay ka shaqeysan jireen beerahooda iyo xoolahoodada intooda badana waxa ay ku noolaayeen miiga
qof kasta waxa uu u shaqeysan jiray si xur ah oo qofkii qof u shaqeeya waxa uu ahaan jiray oo kali ah adoon si fikradaa wax looga badalo waxaa la sameeyay nadaam ah in dadka caruurtooda meel lagu aruuriyo lana dhaho wax ayaa la idin barayaa caruurtani waxaa la haynayaa ilaa ay ka noqdaan dad qaan gaar ah intii fikradaa lagu guda jiray waxaa la arkay in ay fursad kale ku jirta midaa oo ah in dhaqaala laga sameeyo haysmada caruurtani la haayo lana dhaho waalid ka wax ayaa la idin barayaa midaa oo suuragashay waalidka waxa uu u maleeyaa in cinugiisa wax la baraayo lkn cunuga waxaa loo diyaarinayaa in uu noqdo shaqaala jaban midkaa oo birito ku shaqeeya lacag aad u yar midaa oo lagu iibsaday waqtigiisa iyo xoogiisaba
Leave feedback about this