amaanka internetka

Wadooyinka ay maraan hackers si ay u jabsadaan shabakadaha ama computerada ama aaladaha

CEH phases Ka soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta shirkada ku jirta Waxaa la maraa 5 wado si aad ugu guuleysato howgalkaada

amaanka internetka

Sidee facebook account kaaga loo jabsan karaa

Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaaga In uu noqdo facebook account kaaga mid si fudud loo jabsan karo Waxaa ka qeeb qaato

amaanka internetka

Qofkasta oo naga mid ah waxa uu u nugul yahay in la jabsado barihiisa bulshada

Inta badan dadka markii ay isticmaalayaan barahooda bulshada waxa ay username ka dhigtaan number kooda sidoo kale waxaa dhacda in ay password ka dhigtaan isla number kooda oo wax yar laga badalay xaqiiqdii ma ogo in la joogo duni ay sahlantahay in la qayaaso qofka numbar sireedkiisa ayada oo la isticmaalayo operating system loogu tala […]

amaanka internetka

maxaa sababay in dhalinta somaliyeed lagu dhaco cryptocurrencies ka

in badan waxaa dhacda in aad aragto baryahani dhalanyaro badan oo sheegaya in shirkad aan laga raneynin dhacday hantidooda ayagoo markii hore u diray lacagta si aan ka fiirsi la heyn, maxaa sababay in arimahaani dhacaan?

amaanka internetka