Year: 2022

  • by
  • August 16, 2022

Mishiin aadame-u-eke ah (Robot) ayaa 24 kii Julaay, wiil 7 sanno jir ah oo shax la ciyaarayey far ka jebiyey.

Mishiin aadame-u-eke ah (Robot) ayaa 24 kii Julaay, wiil 7 sanno jir ah oo shax la ciyaarayey far ka jebiyey. Waxaa sidaas wakaaladda wararka Ruushka ee Tass u caddeeyey Sergey Lazarev oo ah madaxweynaha xidhiidhka ciyaarta shaxda ee dalkaas.

Sheekada maanta
  • by
  • August 9, 2022

ABE QANI AABE FAQIIR (qeybta koowaad )

Lahaanshaha Labo aabe waxay isiisay Dooqa ah isbarbardhigida labo aragti: Mid nin qani ah iyo mid nin faqiir ah waxaan lahaa labo aabo, mid qani ah iyo mid faqiir ah, mid aad ayuu wax garad u ahaa oo u caqli badnaa, wuxuu hey stay shahaadada PhD, wuxuuna waxbarasho afar sano ah ku dhameystiray in ka […]

Sheekada maanta

TALEEFANNADA CASRIGA AHI WAXA AY SABABAAN DHIBAATOOYIN DHINACA MASKAXDA AH

 Qof kasta  oo sita taleefanka gacanta ee casriga ahi celcelis 150 jeer ayaa uu maalintii taleefankiisa gacanta eegaa, taas oo ah calaamad kale oo muujinaysa sida ay taleefannada gacantu uga mid noqdeen waxyaabaha ay nafteennu u aragto in ay dhammaystir u yihiin nolol maalmeedkeena.

Sheekada maanta

Wadooyinka ay maraan hackers si ay u jabsadaan shabakadaha ama computerada ama aaladaha

CEH phases Ka soo qaad waxaad rabtaa in aad tijaabiso amaanka shirkada aad u shaqeyso network geeda ama computerada xogta shirkada ku jirta Waxaa la maraa 5 wado si aad ugu guuleysato howgalkaada

amaanka internetka

Waad xaqiijin Kartaa riyooyinkaada adoo raacayo talaabooyinkaan

Riyadu waa waxa qofka gidihiiisa uu ka arko waa waxa aad sawarato markii aad kaligaa tahay misana naftaada ay jeceshahay in aad ka fikirto Waxaa dhacda marmarka qaar in aad kaligaa sheekeesato adoo sawiranayo Muuqaal qayaali ah riyada Waxaa kaloo ay noqotaa waxa aad jeceshay in aad xaqiijiso waxaan isla eegeynaa wadooyin kuu suura galinaayo […]

Sheekada maanta

Sidee facebook account kaaga loo jabsan karaa

Markiii aan ka hadleyno facebook account waxaan ula jeednaaa facebook profile kaaga In uu noqdo facebook account kaaga mid si fudud loo jabsan karo Waxaa ka qeeb qaato

amaanka internetka

ma noqon kartaa qof iskii u shaqeysta misana noolasha hormar ka gaaro adoo school system iyo jaamacad aan soo marin ?

xaqiiqdii hadii aad weydiiso suashani waalidkeen ama qaraabadeena waxa ay ku dhahayaan maya suura gal ma han lkn waxaa jira dad yar ku waa oo ku dhahaayo haa waa suura gal waayo wax barashada waxaa loo qeybiyaa laba qeybood qeyb waxaa waajib ah in aad barato hadii aad baran weysana waad ku naar tageysaa oo […]

Sheekada maanta

shaqaalihii bangiga iyo haweneydii $10 rabtay !

waxaa dhacday in haweeney ay damacday in ay lacag kala soo baxdo bangi ku yaalay xaafad ay daganeed waxa ay saf dheer u gashay in ay la baxdo lacagtii ay rabtay markii ay soo gaartay qasnad hayihii bangiga ayey u dhiibtay warqad lacag baxsasho ah oo ay ku qorantahay $10 run ahaantii aadbuu ugu xanaaqay […]

Sheekada maanta

Qofkasta oo naga mid ah waxa uu u nugul yahay in la jabsado barihiisa bulshada

Inta badan dadka markii ay isticmaalayaan barahooda bulshada waxa ay username ka dhigtaan number kooda sidoo kale waxaa dhacda in ay password ka dhigtaan isla number kooda oo wax yar laga badalay xaqiiqdii ma ogo in la joogo duni ay sahlantahay in la qayaaso qofka numbar sireedkiisa ayada oo la isticmaalayo operating system loogu tala […]

amaanka internetka